var _wau = _wau || []; _wau.push(["tab", "22xuqjzxkfm9", "bg5", "bottom-center"]); (function() {var s=document.createElement("script"); s.async=true; s.src="//widgets.amung.us/tab.js"; document.getElementsByTagName("head")[0].appendChild(s); })();

Ciidamada Dowladda iyo Al-Shabaab oo ku dagaalamaya Degaanada Boofoow iyo Kabtanlaas

0

Wararka ka imaanaya Degaanada Boofoow iyo Kabtanlaas ee Gobolka Sh/Hoose ayaa sheegaya inuu hadda ka soconayo Dagaal u dhexeeya Ciidamada Milatariga Soomaaliya iyo Al-Shabaab.

Iska horimaadka iminka socda ayaa yimid kadib markii Ciidamada Dowladda ay weerar ku qaadeen Fariisimo Al-Shabaab ku lahaayeen deeganadaasi, iyadoo dadka deegaanka ay sheegeen inay Maqlayaan daryanka Madaafiic ee labada dhinac is weydaarsanayaan.
Dhanka kale Ciidamadda Xooga Dalka Soomaaliya ayaa u muuqdo inay durbaba bilaabeen ka jawaab celinta Dalabkii Wasiirka gaashaandhiga ee ahaa in Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliya looga Fadhiyo inay Furaan dhamaan Wadooyinka ay ku sugan yihiin Maleeshiyaadka Al-shabaab.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.