var _wau = _wau || []; _wau.push(["tab", "22xuqjzxkfm9", "bg5", "bottom-center"]); (function() {var s=document.createElement("script"); s.async=true; s.src="//widgets.amung.us/tab.js"; document.getElementsByTagName("head")[0].appendChild(s); })();

Ciidamada Ahlusunna oo isku diyaarinaya inay la wareegaan Degmada Ceelbuur .

0

Wararka ka imaanaya Gobolada dhexe ayaa sheegaya in Madaxweynaha Maamulka Isku Magacaabay goboleeda dhexe ee ururka Ahlusunna Waljamaca Sheekh Maxamed Shaakir uu sheegay in ciidamada iyaga taabacsan ay diyaar u yihiin inay buuxiyeen degaamadda ay ciidamada ka baxaan ee goboladda dhexe ee dalka.


Sheekh Maxamed Shaakir wuxuu sheegay inay isku diyaarinayaan inay dib ula wareegaan goobihii ay dhawaan baneeyeen ciidamadda Itoobiya oo ay ka mid tahay degmada Ceel-buur gobolka Galgaduud,
Dhanka kale Sheekh Shaakir wuxuu sheegay in Ciidamada Maamulkooda iyo Shacabka oo Iskaashanaya ay Shabaab ka saari doonaan Degaanadii ay ka baxeen Ciidamada Itoobiya.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.