Chelsea oo si fudud iskaga Xaadirisay Finalka FA Cup,kadib markii ay dubatay Tottenham

Gool qurux badan oo uu shabaqa ku ruxay Nemanja Matic ayay Chelsea ugu quus goysay Tottenham ciyaartii semi finalka ee garoonka Wembley ku dhex martay, kuna xaqiisatay inay tahay finalka FA Cup ka.