Ilwareed Online
Daily News and entertainment from East Africa stay connected and get up-to-date news and events | @ilwareed | @ilwareedonline.

Caruurtaada Salaada ma ku kari wayday – Daawo sheekadan oo baro ducadan

alaada oo aanay caruurtu tukanin waa mushkilad ku wayan waalid kasta oo Muslim ah. Waxaan halkan idiinku soo gudbin sheeko dhab ah oo dhex martay hooyo gabadheedii ugu taag wayday salaada iyo hooyo kale oo ay aad ugu fududaatay in ay caruurteeda u fududaato tukashada Salaadu.Talooyinkaa ay is waydaarsadeen iyo sidii ay mushkiladaas u xaliyeen hoos halkan ka daawo.

Download ilwareed App from Google Play Store. Ilwareed App
Comments
Wuu socdaa sug...