var _wau = _wau || []; _wau.push(["tab", "22xuqjzxkfm9", "bg5", "bottom-center"]); (function() {var s=document.createElement("script"); s.async=true; s.src="//widgets.amung.us/tab.js"; document.getElementsByTagName("head")[0].appendChild(s); })();

Cambaareen war been abuurka ah oo laga faafiyey Xildhibaan Mahad M. Salaad

0

Ilwareed Online –

Waxaan cambaareyneynaa been abuurka ay sameyeen websaydyada qaarkood oo ay soo qoreen in beesha reer Ayaanle uusan ma talin xildhibaan Mahad Maxamed Salaad.

Waxaan cadeyneynaa anagoo ah Axmed Yusuf Kaariye oo ah gudoomiyaha jaaliyada UK, Faarax Cabdi Guuleed oo ah gudoomiyaha jaaliyada Norwey, Geele Cabdi Guuleed oo ah gudoomiyaha jaaliyada Sweden Cali Smatter oo ah gudoomiyaha jaaliyada Biljam oo ah gudoomiyaha jaaliyada Danmark iyo aniga oo magaceyguna yahay Maxamud Maxamed Salaad inaan kalsooni weyn aan ku qabno xildhibanka qaranka Mahad Maxamed Salaad.

Shaqada uu qaranka uu u ahayana aan ku faraxsanay kuna taageereyno websaydyada qaarkood oo been abuurka uu sameyay haduusan raali galin dagdag ah ka bixin ama uusan soo bandhigin shaqsiga usoo dhiibay waxaan dacwadeena u gudbineynaa garsoorka iyo haydaha ku shaqo leh….         Wabilaahi towfiiq

Haaruun
[email protected]

Halkan waxaad ka akhrisan kartaa warka been abuurka ah oo la geliyey webebka qaarkood ee Soomaalida leedahay.



Mogadishu – Somalia

Wixii warbixin ah waxaad noogu soo diri kartaa email: [email protected]
fadlan like saar boggeena facebook : Ilwareed Online

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.