Caabudwaaq oo la-gaarsiiyey bukaano uu soo ritay xanuunka shuban biyoodka

Isbitaalka Hadiya ee Degmada Caabudwaaq waxaa jiifa bukaano qaba xanuunka Shuban Biyoodka  Waxaa  inta badan dadkaan uu kusoo ritay xanuunka baadiyaha  xili ay joogeen deegaanada miyigi ah.