var _wau = _wau || []; _wau.push(["tab", "22xuqjzxkfm9", "bg5", "bottom-center"]); (function() {var s=document.createElement("script"); s.async=true; s.src="//widgets.amung.us/tab.js"; document.getElementsByTagName("head")[0].appendChild(s); })();

Burcad Badeed Soomaali ah oo Afduubtay Markab nooca Shidaalka qaada.

Koox burcad-badeed Soomaali ah ayaa badweynta India ka afduubtay Markab weyn oo nooca shidaalka qaada ah.
Saraakiisha ammaanka Soomaaliya ayaa sheegay in markabkan lala aaday xeebaha Puntland,iyadoo la sheegayo in markabkan uu ahaa mid ganacsi ah oo watay calanka dalka Imaaraadka Carabta.

Madaxda maamul goboleedka ayaa sheegaty inay weli wadaaan qiimaynta xaladda dhalisay afduubka markabkan iyo wararka la xariira, waxaana la sheegayaa in afguubka markabka ay ku lug leeyihiin ilaa 8 qof oo howlgalka markabkaasi lagu afduubtay.

Dhanka kale wararka qaar ayaa sheegaya in markabkan lala aaday dhinca xeebta Raas-Casayr, sidoo kale bilihii ugu dambeeyay ayaa waxaa yaraaday afdubka kooxaha Burcad badeeda ay ka wadeen Xeebaha Soomaaliya.

AKHRISO  Falanqeynta Maanta: Mashruuca Villa Somalia Mogadishu, Goorma dhamaan ?

You might also like More from author

Comments

Wuu socdaa sug...
%d bloggers like this: