var _wau = _wau || []; _wau.push(["tab", "22xuqjzxkfm9", "bg5", "bottom-center"]); (function() {var s=document.createElement("script"); s.async=true; s.src="//widgets.amung.us/tab.js"; document.getElementsByTagName("head")[0].appendChild(s); })();

Boqorrada Ingiriiska oo Lacago ugu yabooheyso Abaaraha Soomaaliya

Boqoradda Dalka Britain Queen Elizabeth ayaa dooneysa in Deeq Lacageed ay ku caawiso Malaayiinta Qof ee Abaaruhu ku saameeyeen Dalal ay ka mid tahay Soomaaliya.

Deeqdaan ay ku dhawaaqday Boqororadda Ingiriiska ayaa daba socota booqasho shalay Magaalada Muqdisho uu ku yimid Xoghayaha Arrimaha Dibadda UK Boris Johnson.

Malaayiin qof oo Soomaaliyeed ayaa walaac laga muujinayaa in ay wajahaan Macluul daran maadaama Abaaro xoogan ay ku dhufteen gudaha Dalka Soomaaliya.

Si kastaba Dowladda Britain ayaa Malaayiin Dollar Sanadkaan uga qeyb qaadaneysa Abaaraha ku dhuftay Dalka Soomaaliya.

AKHRISO  Nin Hubeysan oo Dad ku laayay Caabudwaaq

You might also like More from author

Comments

Wuu socdaa sug...
%d bloggers like this: