Boqor Sacuudiyaan ah Sharad looga Guulaystay 350$ Milyan iyo 5 Xaas uu Qabay

Boqor Majed bin Abdullah bin Abdulaziz Al Saud oo kamida boqorada dalka Sacuudigu ayaa ku guuldareestay 350 Milyan doolar iyo 5 kamida 9 xaas uu lahaa 6 saacadood gudahood kadib markii uu Cayaaray Qamaar,

Boqor Majed ayaa ahaa Shaqsi aad u Cayaara Qamaarka balsa hada umuuqda nin hanti belay marba haduu 5 Xaasa oo uu lahaa dhigtay Qamaar/Sharad lagana guulaystay side uu sheegay Ali Shamoon Maamulaha Casiinada Sinai Grand Casino ee lagu cayaaray

Wasiirka Arimaha dibadda dalka Masar Mudane Sameh Shoukry ayaa yiri ” waxaa ka shaqaynaynaa sida an dalkooda ugu celinlahayn 5 taa dumar ee loohaysto 25 Milyan dib ayaa lagana dhiibi doonaa lacagtaasi ”

Boqor Majed ayaa 5 kamida Xaasaskiisa udhigtay 25malyan Rahan ahaan ah kadib markii lacagahiisa dhan lagala wareegay.


Asbuucyada soosocda ayaa lafilayaa in 5tan Hablood ay iibsadaan Qaarkamida Boqortooyada iyo Qanacsatada kasoojeeda boqortooyada Sacuudi Carabiya ,

Waxana lagabaqayaa in uu dib udhac kuyimaada iibsaahada Hablahasi taasoo sababi karta in laga iibsho Ganacsada iyo Tujaarta kasoojeeda dalalka QATAR & YEMEN oo ay xurguf siyaasadeed kala dhaxayso Dalka Sacuudi oo ay asal ahaan kasoo jeedaan Hablahan loohaysto aduun lacageed gaaraya 25 milyan doolar

Warkani waxaa lagu daabacay Bogga www.worldnewsdailyreport.com