Barnaamijka Xornimadda Soomaaliya oo 60 sannadood u buuxsantay iyo Proff Ruumi oo nooga faahfaahiyo

Barnaamijka Xornimadda todobaadka Soomaaliya oo 60 sanno jirsatay ayaa waxaa inoo suurta gashay in aan todobaadkan aan wax ka weydiino sida xornimadii ay Soomaaliya ku heshay iyo caqabadaha haatan jira iyo sidii looga bixi karo.

Proff Cabdulqaadir Ruumi waa aqoonyahay waayo arag ah ka soo shaqeeyey Radio Mogadishu waqtigii berisamaadkii.

Waxaa wareysigan noo daadihinaayo Saabir Cilmi oo ka tirsan bahda Somaliweyn Radio iyo Tv-ga.





For Android Mobile users Ilwareed Online has an App available on Google Play Store, with this App you can get the latest News and Political Analysis every minute.
Download Ilwareed Now.

Follow us on Twitter #ilwareed and Facebook #ilwareedonline