var _wau = _wau || []; _wau.push(["tab", "22xuqjzxkfm9", "bg5", "bottom-center"]); (function() {var s=document.createElement("script"); s.async=true; s.src="//widgets.amung.us/tab.js"; document.getElementsByTagName("head")[0].appendChild(s); })();

Banaanbax maanta magaalada Muqdisho lagu waday in laga dhigo dib u dhac ku yimid.

0

Banaanbax la filaayay Inuu maanta ka dhoco Magaalada Muqdisho ayaa baaqday, kaas oo Lagu Waday in Tageero loogu Muujiyo Xukuumada uu shalay soo Magacaabay Ra’iisul Wasaare Xasana Cali Kheyre.

DegmooyinkaGobolka Banaadir ayaa la filaayay in Banaanbaxaasi ka qeyb qaataan, waxaana khudbado ka soo jeedin lahaa dibadbaxaasi Madax ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya.
Dhanka kale Sababta uu u Baaqday Dibadbaxaasi ayaa lagu Macneeyay Qarixii Shalay ka Dhacay Magaalada Muqdisho Gaar ahaan inta U dhaxeysa Tiyaatarka iyo Hooyooyinka iyadoo Qaraxaasi uu Ka dhashay Khasaaro isugu Jira Dhimasho iyo Dhaawac dad aad u fara badan.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.