Banaan Bax ka dhan ah Madaxda Hir-Shabeelle Oo Ka Dhacay Baladweyne iyo Odayaal dhan oo wali u xiran maamulkaasi

Boqolal Dadweyne ah oo ka soo horjeeda Madaxda Maamulka Hir-Shabeelle ayaa maanta Dibad Baxyo Rabshado Wata ka dhigay Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobalka Hiiraan kuwaasi oo ku dhawaaqayey Erayo ka dhan ah Madaxweynaha Hir-shabeelle.