Ilwareed Online
Daily News and entertainment from East Africa stay connected and get up-to-date news and events | @ilwareed | @ilwareedonline.

Baarlamaanka Puntland oo war culus ka soo saaray degaanka Tukaraq

Ilwareed Online –

kulan ay maanta isugu yimaadeen Guddiga joogtada ah ee Baarlamaanka Maamulka Puntland ayey xukuumadda kaga dalbadeen in ay xoogga saarto sidii degaanka Tukaraq ee Gobolka Sool ay dib ugu celin lahaayeen gacanta Maamulka Puntland.

War-saxaafadeed uu ku saxiixanyahay Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland ayey Guddigu ku taageereen qorshaha Xukuumadda ee ah in Puntland ay difaacato degaannadeeda oo ay ka mid tahay Tukaraq.

Sidoo kale Xubnaha Baarlamaanka ayaa magacaabay Guddi la socda xaaladda amaan iyo difaaca degaannada Puntland.



Follow us on Twitter #ilwareed and Facebook #ilwareedonline

Download ilwareed App from Google Play Store. Ilwareed App
Comments
Wuu socdaa sug...