Baarlamaanka Kwait oo ku baaqay in la caawiyo Shacabka Soomaaliyeed

Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka dalka Kwait ayaa ku baaqay in si deg deg ah loo caawiyo dadka Soomaaliyeed ee ay Abaaruhu saameeyeen.