var _wau = _wau || []; _wau.push(["tab", "22xuqjzxkfm9", "bg5", "bottom-center"]); (function() {var s=document.createElement("script"); s.async=true; s.src="//widgets.amung.us/tab.js"; document.getElementsByTagName("head")[0].appendChild(s); })();

Axmed Madoobe:“Soomaaliya Waxaa heerkaan soo gaarsiiyay Qabyaalada iyo nin jeclaysiga,waxaan..”

Axmed Maxamed Islaan (Axmed Madoobe) Madaxweynaha Maamulka Jubba-land ayaa sheegay in Qabyaalada iyo nin jeclaysiga umadda Soomaliyeed la dageen mudo dheer, isagoo sheegay in waxa looga bixi karana ay tahay in Xarumaha Ciidamada Qabyaalada laga suuliyo oo la helo Ciidan uu daraysku mideeyo.

You might also like More from author

Comments

Wuu socdaa sug...
%d bloggers like this: