Axmed Madoobe “Ciidamadeena Daryeelkii ay u baahnaayeen kama helaan Dowladda Soomaaliya..”

Axmed Maxamed Islaam Madaxweynaha maamulka Jubbaland ayaa sheegay in ciidamada ku sugan degaanada maamulka Jubbaland daryeelkii ay u baahnaayeen inaysan ka helin dowladda Soomaaliya.