Ilwareed Online
Daily News and entertainment from East Africa stay connected and get up-to-date news and events | @ilwareed | @ilwareedonline.

Axmed Ducaale Geelle Xaaf oo ku guuleystay doorashada Madaxweynaha Galmudug

Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa ku guuleystay doorashada Madaxweynaha Maamulka Galmudug, kadib markii uu helay codod ka badan 55 cod.

Mr xaaf ayaa ka guuleystay Axmed Shariif Cali Hilowle oo helay 34 cod, wareegii labaad ee doorashada.

Guddiga doorashada ayaa wali ku dhawaaqin natiijada, balse waxaa durbaba hoolka doorashada ka dhaceysay ka bilowday dabaal deg iyo sacab taageero loogu muujinayo Musharax guuleystay Axmed Ducaale Geelle Xaaf.

Download ilwareed App from Google Play Store. Ilwareed App
Comments
Wuu socdaa sug...