var _wau = _wau || []; _wau.push(["tab", "22xuqjzxkfm9", "bg5", "bottom-center"]); (function() {var s=document.createElement("script"); s.async=true; s.src="//widgets.amung.us/tab.js"; document.getElementsByTagName("head")[0].appendChild(s); })();

Askari Itobian ah oo isku daldalay gobalka Gado ee Somalia

Wararka ka imaanaya Degmada Garbahaarey Ee Gobolka Gedo ayaa sheegaya in askari ka tirsanaa Ciidamada Itoobiya uu Saakay isku Daldalay Saldhig Ciidamada Itoobiya ay ku leeyihiin Degmada Garbahaarey.

Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Degmada ayaa Xaqiijiyay in askarigani Itoobiyaanka ah uu Degmada Isku Daldalay, waxaana la sheegay in askarigu is dilay loo diiday Fasax uu ku aado Qoyskiisa oo degen Magaalada Addis ababa islamarkaana uu Go’aansaday inu Nafta isdhaafiyo.

Diyaarad ah kuwa Qumaatiga u Kaca ayaa Meydkiisa looga  qaaday  Magaalada Garbahaarey ee Gobolka Gedo,waxaana la keenay Magaalada Baydhabo ee xarunta gobalka Bay.

isla Maanta ayaa la sheegay in  Meydka askarigan  loo duulin doono Magaalada Addis ababa ee Wadanka Itoobiya.

AKHRISO  Gudoomiyaha Baarlamaanka Somaliland oo is casilay iyo Xildhibaanada oo aqbalay

You might also like More from author

Comments

Wuu socdaa sug...
%d bloggers like this: