Wareegtadaan shaqo joojinta ayaa ka soo baxday xafiiska madaxweyne ku xugeynka maamulka Puntland ahna ku simaha madaxweynaha maamulka C/xakiin xaaji Cumar cameey wuxuuna shaqadii ka joojiyay agasimaha hayada socdaalka iyo jinsiyadaha maamulka Puntland Maxamuud Faarax Ashkir

Halkan hoose ka aqriso warqada