var _wau = _wau || []; _wau.push(["tab", "22xuqjzxkfm9", "bg5", "bottom-center"]); (function() {var s=document.createElement("script"); s.async=true; s.src="//widgets.amung.us/tab.js"; document.getElementsByTagName("head")[0].appendChild(s); })();

Amina Muuse Wehliye “Arinta Qalbi dhagax la dhiibay waa wax laga soo shaqeyey ee aqliga ha shaqeeyo…”

Ilwareed Online

Amina Muuse Wehliye oo aad uga hadashay sirta ka danbeysa Arinta Qalbi dhagax oo la sameeyey waxaa ay aheed in laga carqaladeeyo dowladda curdunka ah ee Soomaaliya.

Amina oo tusaale u soo qaadatay sababta ay dowladda Itoobiya u sameysay arinkaas.

Sababta ay u sameyneyso waa arimo badan waxaana ka mid ah arimahaas. Tan koobaad waxaa arrinta heshiiska Soomaaliya iyo Masar oo la rabo in la carqaladeeyso. Tan labaad waa dowlada itoobiya oo ogaatay in Shabaab ay wiiqantay awoodeeeda sidaas darteeda waa iney bilaawdaa hab kale oo dowladda iyo shacabka la idka horkeeno, walaalayaal waa inaad sidaas u fahantaan oo akhliga shaqeeyo dhibaatooyinka naloo maleegaayo, sidaas waxaa yiri weriye Amina Muuse.

Videoyga Aminooo dhameystiray iyo waxyaabihii ay ka hadleysay oo xiisaha badan halkan ka daawada….



Mogadishu – Somalia

Wixii warbixin ah waxaad noogu soo diri kartaa email: ilwareednet@gmail.com
fadlan like saar boggeena facebook : @ilwareedonline

AKHRISO  Culimaa’udiin Soomaaliyeed oo isku raacay inuu Diinta Islaamka ka baxay nin u gafay Nabigeena Muxamed (CSW).

You might also like More from author

Comments

Wuu socdaa sug...
%d bloggers like this: