Amaanada – Akhlaaqda iyo Burburka umadaha (3)

Amaano La’aan waa diin la’aan. Waxa nabi Maxamed (salalahu calyhi wasalam ) laga soo wariyay in uu yidhi “Hadii amaanada loo dhiibo dad aan u qalmin, qiyaamaha suga. Burburka umadaha waxa keena in amaanadu yaraato mujtamaca dhexdiisa.

Fadlan halkan ka daawo mawduucaas,  hadaad kartana sii fidi.

 

https://youtu.be/liNKQCD7_f0