var _wau = _wau || []; _wau.push(["tab", "22xuqjzxkfm9", "bg5", "bottom-center"]); (function() {var s=document.createElement("script"); s.async=true; s.src="//widgets.amung.us/tab.js"; document.getElementsByTagName("head")[0].appendChild(s); })();

Al-Shabaab oo soo bandhigtay Askar Dowladda ka tirsan oo iyaga ku soo biiray una dagaalami doona+Sawiro

Ururka Al-Shabaab ayaa qeybo ka mid ah Gobolada Bay iyo Bakool ku soo bandhigay Ciidan ka tirsan kuwa Dowladda federaalka Soomaaliya oo ay sheegeen inay horay isugu soo dhiibeen.
Ciidankaan oo Shabaab ay u xireen Dhar isku eg ayey sheegeen inay hadda Waxbarasho ka heleen Dhaqdhaqaaqa Al-Shabaab islamarkaana aad diyaar u yihiin in Shabaab ay u dagaalamaan.

 
Dhanka kale Saraakiil ka tirsan Shabaab ayaa sheegay in Ciidankaan ka soo goostay dowladda ay soo qaateen Waxbarasho u socotay Mudo Sadax Bilood ah.

AKHRISO  kulan xasaasi ah oo isimada puntland maalintii labaad ugasocda magaalada garoowe ee xarunta puntland

You might also like More from author

Comments

Wuu socdaa sug...
%d bloggers like this: