var _wau = _wau || []; _wau.push(["tab", "22xuqjzxkfm9", "bg5", "bottom-center"]); (function() {var s=document.createElement("script"); s.async=true; s.src="//widgets.amung.us/tab.js"; document.getElementsByTagName("head")[0].appendChild(s); })();

Al-Shabaab oo sii daysay Shaqaale samafalayaal oo ay horay u qafaasheen.

Wararka ka imaanaya Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in Maleeshiyaadka Al-Shabaab ay sii daayeen Afar Qof oo ka shaqeeya Samafal islamarkaana Maamlmo ka hor laga Afduubtay Deegaanka lagu magacaabo Caluula Cad oo 10 KM u jirta Magaalada Baledweyne.

Magaalada Baladweyne wararka laga helaayo ayaa sheegaya in shaqaalahaas oo ahaa kuwo ka shaqeynayay Howlaha Samafalka ay hadda ku sugan yihiin Magaalada Baledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan.

 

Dhanka kale Al-Shabaab ma sheegin sababta ay u afduubteen iyo sida ay ku sii daayeen midna.

You might also like More from author

Comments

Wuu socdaa sug...
%d bloggers like this: