var _wau = _wau || []; _wau.push(["tab", "22xuqjzxkfm9", "bg5", "bottom-center"]); (function() {var s=document.createElement("script"); s.async=true; s.src="//widgets.amung.us/tab.js"; document.getElementsByTagName("head")[0].appendChild(s); })();

Al-Shabaab ku halaagsamay gaari miineysan oo ay wateen

Ilwareed Online

Ugu yaraan 5 qof ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen  ka dib markii gaari ay la socdeen uu ku qarxay duleedka Magaalada Baledweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan.

Gaariga oo la sheegay in noociisa uu ahaa NOAH uu ku qarxay inta u dhaxeysa degaanada Durdur iyo  Luuq-Jeelow ee gobolka Gobolka Hiiraan.

Qaar ka mid ah dadka degaankaasi ayaa xaqiijiyay in gaariga Qarxay ay saarnaayeen xubno ka tirsan Al-Shabaab.

Waxaa sidoo kale wararku ay sheegayaan in Gaarigaasi ay ka buuxeen Waxyaaha Qarxa.

Ciidamada Ammaanka ayaa saldhig ku leh meel u dhow degaanka uu Qarxay Gaarigaasi, waxaana la sheegay in halkaasi ay ku baxeen.



Mogadishu – Somalia

Wixii warbixin ah waxaad noogu soo diri kartaa email: [email protected]
fadlan like saar boggeena facebook : @ilwareedonline

You might also like More from author

Comments are closed.