var _wau = _wau || []; _wau.push(["tab", "22xuqjzxkfm9", "bg5", "bottom-center"]); (function() {var s=document.createElement("script"); s.async=true; s.src="//widgets.amung.us/tab.js"; document.getElementsByTagName("head")[0].appendChild(s); })();

Al-Shabaab iyo Ajaanibta ka bar bar dagaalanta oo Cabsi xooggan soo kala dhaxgashay

Ilwareed Online

Warar isa soo taraaya ayaa sheegaya inay cabsi soo kala dhaxgashay Al-Shabaab iyo Ajaaanibta ka bar bar dagaalanta, kadib markii sadax Muwaadin oo Kenyaan ah ay Al-Shabaab qoorta ka Gooyeen, iyagoo ku eedeeyay Basaasnimo.

Warbihinta Kenya ayaa shaaciyay in 10 kii Bishaan ay Al-Shabaab Magaaladda Jilib ku Gowraceen Muwaadiniinta Kenyan ka ah, Wargayska The stander media ayaa qoray in Qilaaf iyo Walaac ka dhexjiro Al-Shabaab iyo Ajaanibta iyaga la joogta.

Sirdoonka Kenya ayaa sheegta in Hogaanka Al-Shabaab uu amray in la dilo Ragga Kenyaanka ah, waxayna magacyadooda ragga la dilay ee Kenyaanka ah ayaa waxay kala yihiin: Abdullah Talal Musa, Jared Mukayo Omambia iyo Hashim Othman Selali.


Mogadishu – Somalia

Wixii warbixin ah waxaad noogu soo diri kartaa email: ilwareednet@gmail.com
fadlan like saar boggeena facebook : @ilwareedonline

You might also like More from author

Comments

Wuu socdaa sug...
%d bloggers like this: