Ahlusuna oo war degdeg ah ka soo saartay wada hadalkii fashilmay (Dhageyso)

Maamulka Gobolada Dhexe ee Ahlusuna ayaa waxa uu war-murtiyeed ka kooban 6 Qodob ka soo saaray wada hadalkii fashilmay ee la filayay in uu ka dhaco Magaalada Muqdisho, dhexmarina lahaa Ahlusuna iyo Galmudug.