var _wau = _wau || []; _wau.push(["tab", "22xuqjzxkfm9", "bg5", "bottom-center"]); (function() {var s=document.createElement("script"); s.async=true; s.src="//widgets.amung.us/tab.js"; document.getElementsByTagName("head")[0].appendChild(s); })();

Aas-Qaran oo loo sameeyey Wasiirkii Howlaha Guud Xildhibaan Cabaas Siraaji.+Sawiro

Madaxda ugu sareysa dalka ayaa ka qeyb galay Janaasada Wasiirkii Howlaha Guud Marxuum Cabaas C/laahi Siraaji oo xalay la dilay, kaas oo aas qaran loogu sameeyey magaalada Muqdisho.

Waxana aaska ka qeyb galay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre, Guddoomiye ku xigeenka Baarlamaanka Mudane C/weli Muudey iyo masuuliyin kale.

You might also like More from author

Comments

Wuu socdaa sug...
%d bloggers like this: