24.4 C
Mogadishu
Friday, July 30, 2021

Madaxweyne Farmaajo oo ka tacsiyeeyay qaraxii maanta lala eegtay Bus ay la socdeen koox...

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka tacsiyeeyay qaraxii maanta lala eegtay bus ay la socdeen ciyaartoy ka tirsaneyd kooxda kooxda JCCI. Madaxweyne Farmaajo...

Booliiska Uganda oo xir xiray Soomaali lala xiriiriyay falal sharci darro ah.

Warbaahinta dalka Uganda ayaa baahisay in Booliiska degmada Moroto ay xireen dad Soomaali ah kuwaasi oo ku eedeysan falal la xiriira Ka ganacsi sharci...

Maleeshiyaad Al-Shabaab ah oo isku soo dhiibay Ciidamada Dowladda FS.

Laba ka  tirsanaa maleeshiyada Al-Shabaab ayaa isku soo dhiibey ciidanka qalabka sida ee howlgalada kawada aagga u dhexeeya Guri-ceel iyo ceelbuur, kaddib markii ay...

Khasaaraha ka dhashay Dagaal ka dhacay Gobolka Bay.

Dagaalka oo geystay khasaaro kala duwan una dhaxeeyay Ciidamo ka tirsan kuwa Maamulka Koonfur Galbeed iyo Xubno kamid ah Al-Shabaab ayaa waxaa uu ka...

Gabar Soomaaliyeed oo Kufsi loogu gaystay gdaha Dalka Kenya.

Falkaan  kufsiga ah oo ka dhacay duleedka Magaalada Wajeer ee dalka Kenya ayaa waxaa Saddex Rag ah wadareed ay u geysteen Gabar 16 Sano...

Kooxdii ugu horeysay shaqaale Afganistaan ah oo loo qaaday Mareykanka:

Duulimaadkii ugu horreeyay ee ay la socdaan dad ka badan 221 ruux oo isugu jiray shaqaale turjubaanno ah,qoysaskooda iyo kuwo kale,isla markaana  ay ku...

Colaadda Tigray: Dagaalka oo cirka isku shareeray,inkastoo xabad joojin lagu baaqay.

Dagaal culus ayaa laga soo sheegayaa gobolka Amxaarada ee dalka Itoobiya wararkii ugu dambeyay ee halkaa naga soo gaarayana waxay sheegayaan in dagaalkii ka...

Nasashada Jimcaha. Q- 263: Madaxdeenu mar kasta khalad ay galeen ayeey saxa na leeyihiin....

1. Sh. Warsame ayaa isaga oo kaligii Tuualada ka soo lugeeyay una socdo Magaalada si uu ula kulno , Siyaasi tolkiis ahaa, ayaa waxaa...

Shan qaab oo loo sugayo amniga doorashada Soomaaliya (Warbixin Muhiim ah).

  Maanta waxaa Soomaaliya si rasmi ah uga bilowday howlaha Doorashada. Magaalada Kismaayo ayey ka dhacday codeynta xubnaha Aqalka Sare ku metelaya maamulka Jubbaland. Baarlamaanka Maamul...

Ra’iisul Wasaare Rooble oo la kulmay Ra’iisul Wasaaraha Dalka Ingiriiska+Sawirro

Muqdisho :-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane  Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la qaatay Ra’iisul Wasaaraha UK Britain Boris Johnson kaas oo ay ka...

The International Space Station did “cartwheels.” NASA wasn’t worried.

The International Space Station consists of 16 linked habitats, strung with solar arrays, space debris shielding, and a robotic arm, all spread over an...

TOP VIDEO

Djibouti: Askar ku Geeriyootay Diyaarad ku Burburtay Djibouti

Saddex sarkaal oo ka tirsan ciidamada milatariga Djibouti ayaa ku geeriyooday kadib markii ay saakay burburtay dayuurad yar oo ay saaraayeen. Dayuuradan ayaa ku burburtay garoonka dayuuradaha ee magaalada Djibouti. Faahfaahinta dhacdadan waxaa magaalada Djibouti nooga soo diray wariyeheenna Ramadan Muuse.