var _wau = _wau || []; _wau.push(["tab", "22xuqjzxkfm9", "bg5", "bottom-center"]); (function() {var s=document.createElement("script"); s.async=true; s.src="//widgets.amung.us/tab.js"; document.getElementsByTagName("head")[0].appendChild(s); })();

5 ruux oo Xamar lagu dilay iyo israsaaseyn ka dhacday mid ka mid ah dogmooyinka Muqdisho

0

Wararka naga soo gaaraya degmada Hodan ee magaalada Muqdisho ayaa waxa ay sheegayaan in rag ku labisan dharka Ciidamada dowladda Soomaaliya ay isku rasaaseeyeen halkaasi.
Ugu Yaraan Shan qof ayaa ku dhimatay goobtii ay israsaaseyntu ay ka dhacay oo ah iridda Hore ee beerta Qaadka.
Dadka degaanka ayaa warbaahinta u sheegay in sidoo kale ay jiraan dad dhaawacyo ay soo gaareen.
macadda ilaa iyo iminka waxa ay ku saabsaneyd israsaaseyntaasi iyo sababta rasmiga ah ee dhalisay gacan ka hadalka.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.