17-ka Abril: Waa maalinta dhireynta heer qaran, waana maalin inaga mudan qadarin, xusuus iyo qiimeyn

Waa maalin astaan u ah hirgelinta bilicda iyo quruxda Dalkeenna, aannu jecelnahay. Naftu waxay jeceshahay meesha hooska dhirtu ku badan yahay oon boobas indhaha rida lahayn, taasoo ku xiran in dadweynuhu fahmo manafacaadka dhirtu inoo leedahay guud ahaan.