27.1 C
Mogadishu
Tuesday, May 26, 2020

Qaramada Midoobay oo ka hadashay dhaqaalaha Africa iyo saameynta cudurka covid-19.

Saameeynta COVID-19 ee Afrika oo ay dalalka qaaradda si dhaqso leh kaga jawaabeen dhibaatada Cudurkaan ayaa waxaa haatan lagu soo waramayaa in uu jiro...

Maamulka Jubbaland oo Amb. Francisco Madiera ka gudbiyay Dacwad ka dhan ah.

War qoraal ah oo ka soo baxay maamulka goboleedka Jubbaland ayaa lagu sheegay in ay dacwad ka gudbiyeen wakiilka midowga afrika u qaabilsan arimaha...

Ninkii Muslimka ahaa ee reer galbeedka 1,000 sano uga horreeyay aragtida seynis ee noolaha.

Seynisyahankii u dhashay Britain ee lagu magacaabi jiray Charles Darwin wuxuu helay aragtida seynis ee ku saabsan noolaha adduunka, fikraddiisiina waxay ka mid tahay...

Shir uga socda Muqdisho Guddiga Joogtada ee labada aqal ee Baarlamanka.

Guddiga Joogtada Labada Aqal ee Baarlamanka Federalka Jamhuuriyadda Federalka Soomaliya ayaa Kulan ugu furmay Xarunta Golaha Iyo Guddiyada ee Villa Hargeysa. Guddoomiyaasha labada aqalka ayaa...

Madaxweynaha Puntland oo ka hadlay geerida Wasiirkii Degaanka, Beeraha iyo Isbedelka Cimilada.

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ka hadlay Geerida Wasiirkii Degaanka, Beeraha iyo Isbedelka Cimilada Ismaaciil Diiriye Gama’diid oo ku geeriyooday manta Magaalada...

Kalfadhiga Baarlamaanka Soomaaliya oo la shaaciyay Waqtiga uu dib u furmayo.

Guddoomiyaha golaha shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Mursal Shiikh C/Raxmaan ayaa sheegay in 6-da bisha juun si wada jir ah loo furi doono kalfadhiga...

Ilhaan Cumar oo Gaartay Guul Siyaasadeed, kuna guulaysatay kursiga ay ku matasho Xisbigeeda.

Waxaa soo idlaaday codbixinta isreeb-reebka Xisbiga Dimuqraadiga Mareykanka oo ku saabsaneen kursiga ay ku matasho Xildhibaan Ilhaan Cumar oo ah Gabar ka dhex muuqata...

Al-Shabaab oo weerar ku qaaday Saldhig Ciidamada Jubaland ku leeyihiin Dhoobley.

Maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab ayaa waxay weerar ku qaadeen saldhig ay ciidamada maamulka Jubbaland ku leeyihiin Magaalada Dhoobley ee Gobolka Jubada Hoose. Weerarka ayaa la...

Kiisaska Covid-19 ee Caalamka oo gaaray 5.5 Milyan iyo sida ay u kala sareeyaan...

Maalin waliba waxaa la diiwaangeliyaa kiisas cusub, dhimasho iyo dadka ka caafimaaday Cudurka Coronavirus guud ahaan Caalamka, saacadaha qaar waxaa kala bara Dhimashada iyo...

Diyaarado xalay Duqeeyay Fariisimo Al-Shabaab ku sugnaayeen iyo Saraakiil Shabaab oo Duqayntaasi lagu dilay.

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya diyaarado dagaal oo duqeymo ka fuliyay deegaano ka kala tirsan Gobolada Bay, Shabeelada Hoose iyo Degmada Jamaame...

TOP VIDEO

Djibouti: Askar ku Geeriyootay Diyaarad ku Burburtay Djibouti

Saddex sarkaal oo ka tirsan ciidamada milatariga Djibouti ayaa ku geeriyooday kadib markii ay saakay burburtay dayuurad yar oo ay saaraayeen. Dayuuradan ayaa ku burburtay garoonka dayuuradaha ee magaalada Djibouti. Faahfaahinta dhacdadan waxaa magaalada Djibouti nooga soo diray wariyeheenna Ramadan Muuse.