Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelo oo safaro kaladuwan ku marayaa magaaloyinka hoostaga maamulkiisa ayaa booqasho ku kala bixinaya magalpyinka gobolada Hiran iyo Shabeleda Dhexe
madaxweyha Maamulka Hirshabeelo oo ah mid mardhow xilka loo doortay ayaa mujinayaa dardergelin howlaha horyaalo xukumadiisa.