Marwo somaliyEed oo loo hibeey hees taa uu qaaday fanaan somaliyeed heesta ayaa loo qaaday gabadh uu dhalay Madaxweynaha somaliland Axmed Siilaanyo.
POPULAR VIDEOS
Djibouti: Askar ku Geeriyootay...
Saddex sarkaal oo ka tirsan ciidamada milatariga Djibouti ayaa ku geeriyooday kadib markii ay saakay burburtay dayuurad yar oo ay saaraayeen.
Dayuuradan ayaa ku burburtay garoonka dayuuradaha ee magaalada Djibouti. Faahfaahinta dhacdadan waxaa magaalada Djibouti nooga soo diray wariyeheenna Ramadan Muuse.
Madaxweynaha JFS Maxamed Cabdullaahi...
Madaxweynaha ayaa sheegay in Seddexda maalin ee lagu gudajiro Calanka Soomaaliya Hoos loo dhigi doono, kadib xasuuqii ka dhashay weerarkii ismiidaaminta ahaa ee shalay ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan Isgooyska Soobe.