Xiddigaha Chelsea iyo sida ay u qaataan mushaarraadka. Yaa u sarreeya?

Laacibka khadka dhexe ee kooxda Chelsea, N’Golo Kante ayaa hor kacaya xiddigaha ugu mushaarka badan Blues, waxaana uu ka sarreeya xiddigga kooxda ugu muhiimsan ee Eden Hazard.

Gonzalo Higuain oo amaah ku jooga Chelsea ayaa sidoo kale mushaaraad ka badan midka Hazard ka qaata Stamford Bridge.

Haddaba halkan hoose kaga bogo xiddigaha ugu mushaaraadka badan Chelsea iyo sanadda qandaraaskooda uu dhacayo.

Robert Green – £20,000 (2019)

Willy Caballero – £40,000 (2019)

Andreas Christensen – £65,000 (2022)

Mateo Kovacic – £75,000 (amaah)

Emerson Palmieri – £75,000 (2022)

Davide Zappacosta – £80,000 (2021)

Marcos Alonso – £90,000 (2021)

Ross Barkley – £90,000 (2023)

Danny Drinkwater – £90,000 (2022)

Antonio Rudiger – £90,000 (2022)

Pedro – £100,000 (2020)

Olivier Giroud – £120,000 (2019)

David Luiz – £120,000 (2019)

Willian – £120,000 (2020)

Gary Cahill – £130,000 (2019)

Jorginho – £150,000 (2023)

Eden Hazard – £200,000 (2020)

Gonzalo Higuain – £270,000 (amaah)

N’Golo Kante – £290,000 (2024)





For Android Mobile users Ilwareed Online has an App available on Google Play Store, with this App you can get the latest News and Political Analysis every minute.
Download Ilwareed Now.

Follow us on Twitter #ilwareed and Facebook #ilwareedonline