Ogow xiddigaha ugu mushaarka badan Real Madrid, iyo sida ay u kala sarreeyaan.

Naadiga Real Madrid ayaa waxa ay qorsheyneysaa inay xagaaga dib u habeyn ku sameyso safkeeda, iyagoo xiddigo cusub doonaya.

Sidaas oo ay tahay, waxa ay ka mid tahay kooxaha ugu mushaar bixinta badan qaaradda Europe.

Haddaba Cristiano Ronaldo oo xagaagii Juventus ku biirray ka dib, waa kuma laacibka ugu mushaarka badan xilligan kooxda Los Blancos?, sidee ayayna u kala sarreeyaan?

Sadarrada hoose kaga bogo, liiska xiddigaha, mushaarka ay qaataan toddobaadkii iyo sanadda uu qandaraaskoodu dhacayo.

Keylor Navas – £85,000 (2020)

Andriy Lunin – £25,000 (2024)

Sergio Ramos – £200,000 (2020)

Raphael Varane – £140,000 (2022)

Theo Hernandez – £30,000 (2023)

Nacho Fernandez – £70,000 (2020)

Marcelo – £150,000 (2022)

Karim Benzema – £150,000 (2021)

Dani Carvajal – £100,000 (2022)

Thibaut Courtois – £120,000 (2024)

Marcos Llorente – £25,000 (2021)

Casemiro – £90,000 (2021)

Toni Kross – £200,000 (2022)

Luka Modric – £180,000 (2020)

Dani Ceballo – £20,000 (2023)

Marco Asesnio – £90,000 (2023)

Vinicius Jr – £40,000 (2025)

Gareth Bale – £350,000 (2022)

Lucas Vasquez – £60,000 (2021)

Borja Mayoral – £10,000 (2021)





For Android Mobile users Ilwareed Online has an App available on Google Play Store, with this App you can get the latest News and Political Analysis every minute.
Download Ilwareed Now.

Follow us on Twitter #ilwareed and Facebook #ilwareedonline