Ogow xiddigaha Liverpool mushaarraadka ay qaataan.

Shaki kuma jiro in Mohamed Salah uu yahay xiddigga ugu qaalisan Liverpool, marka loo qiimeeyo qiimaha ay xilligan suuqa kala iibsiga ka joogaan.

Reds ayaa ka mid ah kooxaha ugu mushaarraad bixinta badan qaaradda Europe, waxaana xiddigga ugu mushaarka badan uu yahay Mohamed Salah.

Haddaba halkan hoose kaga bogo xiddigaha Liverpool, mushaaraadkooda iyo xilliyada qandaraaskooda ay dhacayaan.

Alberto Moreno – £40,000 (contract expires in 2019)

Divock Origi – £55,000 (2020)

Joe Gomez – £60,000 (2024)

Simon Mignolet – £60,000 (2021)

Adam Lallana – £65,000 (2020)

Joel Matip – £70,000 (2020)

Dejan Lovren – £90,000 (2021)

Alex Oxlade-Chamberlain – £90,000 (2022)

Georginio Wijnaldum – £90,000 (2021)

Trent Alexander-Arnold – £100,000 (2024)

Fabinho – £100,000 (2023)

Jordan Henderson – £100,000 (2020)

Andrew Robertson – £100,000 (2024)

Alisson – £120,000 (2024)

Naby Keita – £120,000 (2023)

James Milner – £120,000 (2019)

Daniel Sturridge – 120,000 (2019)

Virgil van Dijk – £150,000 (2023)

Sadio Mane – £150,000 (2023)

Roberto Firmino – £180,000 (2023)

Mohamed Salah – £200,000 (2023)





For Android Mobile users Ilwareed Online has an App available on Google Play Store, with this App you can get the latest News and Political Analysis every minute.
Download Ilwareed Now.

Follow us on Twitter #ilwareed and Facebook #ilwareedonline