Ogow xiddigaha Arsenal mushaaraadka ay qaataan, xilli Ozil iyo Aubameyang ay u dhaxeyso £120k!

Mesut Ozil ayaa ah xiddigga keliya ee mushaaraad waalli ah ka qaata kooxda Gunners, waxaana xusid mudan in xiddiggan uu yahay mid inta badan aanan la adeegsan.

Macallin Unai Emery ayaanan ka helin qaab ciyaareedka laacibkan, waxaana uu yahay mid inta badan uu ka reebo safkiisa kullamada ay Gunners ciyaarto, inkastoo kullamadii ugu dambeeyay uu si joogto ah u ciyaarrayay.

Haddaba halkan hoose ka aqri liiska xiddigaha Arsenal, mushaaraadka ay qaataan iyo xilliga qandaraaskoodu uu dhacayo.

Konstantinos Mavropanos – £25,000

Alex Iwobi – £30,000

Rob Holding – £40,000

Matteo Guendouzi – £40,000

Mohamed Elneny – £55,000

Nacho Monreal – £65,000

Danny Welbeck – £70,000

Lucas Torreira – £75,000

Granit Xhaka – £90,000

Stephan Lichtsteiner – £90,000

Sokratis – £90,000

Bernd Leno – £90,000

Shkodran Mustafi – £90,000

Laurent Koscielny – £90,000

Petr Cech – £100,000

Hector Bellerin – £100,000

Aaron Ramsey – £110,000

Sead Kolasinac – £119,500

Henrikh Mkhitaryan – £120,000

Alexandre Lacazette – £140,000

Pierre-Emerick Aubameyang – £180,000

Mesut Ozil – £300,000





For Android Mobile users Ilwareed Online has an App available on Google Play Store, with this App you can get the latest News and Political Analysis every minute.
Download Ilwareed Now.

Follow us on Twitter #ilwareed and Facebook #ilwareedonline