Ogow mushaaraadka ay qaataan xiddigaha Barcelona, xilli Messi iyo Suarez ay ugu sarreeyaan.

Lionel Messi ayaa mar kale hooggaaminaya liiska xiddigaha Barcelona ugu mushaaraadka badan.

Barcelona oo xilli ciyaareedkan rajo ka qabta inay ku guuleysato saddexley koobab ah ayaa waxa ay soo dhoweysey afar saxiix suuqii xagaaga.

Haddaba halkan kaga bogo xiddigaha Barca, mushaarka ay qaataan iyo sanadaha ay qandaraasyadooda dhacayaan.

Thomas Vermaelen – £55,500 (2019)

Jasper Cillessen – £55,000 (2021)

Denis Suarez – £60,000 (2020 – on loan at Arsenal)

Rafinha – £60,000 (2020)

Arthur – £60,000 (2024)

Clement Lenglet – £70,000 (2023)

Nelson Semedo – £75,000 (2022)

Sergio Roberto – £75,000 (2022)

Samuel Umtiti – £75,000 (2023)

Andre Gomes – £80,000 (2021 – on loan at Everton)

Marc-Andre ter Stegen – £90,000 (2022)

Malcom – £90,000 (2023)

Jordi Alba – £100,000 (2020)

Ivan Rakitic – £150,000 (2021)

Arturo Vidal – £165,000 (2021)

Gerard Pique – £165,000 (2022)

Sergio Busquets – £180,000 (2021)

Philippe Coutinho – £200,000 (2023)

Ousmane Dembele – £220,000 (2022)

Luis Suarez – £290,000 (2021)

Lionel Messi – £500,000 (2021)





For Android Mobile users Ilwareed Online has an App available on Google Play Store, with this App you can get the latest News and Political Analysis every minute.
Download Ilwareed Now.

Follow us on Twitter #ilwareed and Facebook #ilwareedonline