Hordhac: Man United Vs PSG, Champions League Oo Soo Laabtay Iyo Kulanka Ugu Adag Isbuucaan.

Kooxda Kubada Cagta ee Psg Ayaa Caawa Walaac Badan Ka Qabta Kulanka Ay La Leeyihiin Dhigooda United.

Neymar ayaa Kal Hore Dhaawac Kaga Maqnaa Kooxda Reer Francr Balse waxa Dhibka Ku Sii Siyaaday Marki Shalay La Xaqiijiyay Gabi ahaanba In uusan Ciyari Karin Cavani.

Man United ayaa Fursada Ugu Badan Heesata Kulankan Iyagoo Diyaar u ah in ay ka Fa’iideestaan Dhibaatada Psg.

Ole waxa uu u tahay kulankiisi Ugu Horeeyay ee Champions League Tan Iyo Markii Shada loo Magacaabay.

Man Utd possible starting lineup:
De Gea; Young, Smalling, Jones, Shaw; Herrera, Matic, Pogba; Lingard, Rashford, Martial

PSG possible starting lineup:
Buffon; Kehrer, Silva, Kimpembe, Bernat; Marquinhos, Verratti; Nkunku, Di Maria, Draxler; Mbappe.

Ogeysiiska Kulanka:

Kooxaha: Man United Vs PSG.

Tartanka: Uefa Champions League.

Sacadda: 11:00Pm (X/G Africa).

Garoonka: Old Trafford.





For Android Mobile users Ilwareed Online has an App available on Google Play Store, with this App you can get the latest News and Political Analysis every minute.
Download Ilwareed Now.

Follow us on Twitter #ilwareed and Facebook #ilwareedonline