Germay Super Cup: Safafka Rasmiga Ah Ee Kulanka Udhaxeeya Kooxaha Bayern Munchen Iyo EIntracht Frankfurt.

Ciyraartan oo ah Kama danbaysta Germany Super Cup oo laqabto kooxda horyaalka Bundesliga qaada iyo midda kuguulaysata koobka dalka ee DFB Bokal ayaa Waxaa isaga hor Imaan doona kooxaha Bayern Munchen iyo Eintracht Frankfurt.

Kulankan oo ay naga xigaan qandarro daqiiqadaha ah ayaan halkaan idinkugu soo gudbin doonaa shaxda ay labada tababare lasoo shirtagi doonaa caawa.

BAYERN MUNCHEN.

Gool Haye: Manuel Neur.

Daafacyada: Alaba, Sule, Hummels,  Kimmich.

Qadka Dhexe: Alcantara, Muller, Javi Martinez.

Weerarka: Robery, Robbyn,  Lewandowski.

EINTRACHT FRANKFURT.

Gool Haye: Roennow

Daafaca: Salcedo, Hadane,  Abraham,

Qadka Dhexe: De Guzmann,  Willem, Torro, Da Costa.

Weerarka: Gacinovic, Gallery,  Fabian.





For Android Mobile users Ilwareed Online has an App available on Google Play Store, with this App you can get the latest News and Political Analysis every minute.
Download Ilwareed Now.

Follow us on Twitter #ilwareed and Facebook #ilwareedonline