XAGJIR – Noocyada Dhaliinyarada Qurbaha (3)

Assalamu Calaykum

Waa barmaamijkii 3aad ee barmaamijyo 4 ah oo aan kaga hadlayno noocyada dhaliinyarad Soomaalida ee qurbaha degan. Barmaamijkii labaad waxa aan ku soo bandhignay nooc ka mida noocyada sadaxda aha ee an u qaybinay dhaliinyarada (XAQA DIIDE).Barmaamijkan waxa aan kaga hadlayno nooca labaad oo aan u bixinay XAGJIR. Fadlan hoos ka daawa asxaabtaadana la wadaag.

https://www.youtube.com/watch?v=UegRzEDUSEk

Mahadsanid