var _wau = _wau || []; _wau.push(["tab", "22xuqjzxkfm9", "bg5", "bottom-center"]); (function() {var s=document.createElement("script"); s.async=true; s.src="//widgets.amung.us/tab.js"; document.getElementsByTagName("head")[0].appendChild(s); })();

Shirqoolka Qalbi Dhagax iyo Danaha Qaaska Xukumada Ka Dhanka Ah

maalmahan waxaa socday  muran xoogan ka taagan dalka gudahiisa, kaas oo ku saleeysan arinka Cabdikarinn Qalbi Dhagax oo dowalada Etobiya loo gacan geliye. murankaa ayaa ah shirqool xoogan oo ay maleeygtay dolwada Itobiya si ay shacbiga ugu kiciso xukamada Farmajo iyo Kheeyere ay horkacayaan

muranka siyaadeed ayaa sii xoogeeysanaya maaliba maalinka ka dambeeysa waxaana sii huriniya dalal shishay oo aad iyo aad u daneeynaa  dhicitaanka xukmada siweeyn u kasbata shacbiyada dadka somaliyed cod ku dhow midnimada dadka intiisa badan oo aan hore loohelin.  waxana hada socodo ololeyaal xoogan oo dowlada lagu rido si dalka uu u gacan galagao siyaasiin jilicsan oo danaha shiishiiye si fudud ku sahlikara.

sida dadka shacabiga  intiisa badan meelkasto ay kunoolyhii ay wada qiryeen waxaa ay  noqotahy Xukmada Madaxweyne Farmaajo mid midno qoran iyo taageero dadweeyn ku dhisneed. kagadaal xukumada musuq maasuq iyo waxqabd la’aan ku fashilmay oo xitaa kari waaye in ay siysada dibada ee somaliyeed mideeyna beesha calamkana ula hadalaan si dal xor ah.

sida dadka wada ogyahiin inta xukmadan Farmajo ay jirtay  waxaa si weeyn loo ciribtiray muqsum maasuq baahsan oo dalka ka jira. dhanka dhaqalaha, siysada iyo shaqalaha. waxaan taa daliil u shaqalaha dawlada somaliyreed iyo ciidanka qaranka.  sida ay shegayaan ilo xog ogaal ah dowlada federalka masuliyintoda sare laga helay ayaa shegaya in ay ku kalsoonayhiin karitidooda iyo siyaasadooda iyo shacbigooda ay na ka taqalusi doonaan kuwa wararka raqiista danaha qaaska ku dhisan shacbiga ku walalaya

fagalinta belaha somaliyeed ayaa si weeyn uga kala qeeybsan arinak qalbi dhagax sida beesha hawiye waxaa ay wadaa ololeyal kaladuwan beesha habar gidir waxaa ay wadaa mooshin in Reysul Wasaare Kheeyre mesh laga rido Kurisgan aiyaka ay qaatan. dhanka kale beesha mudulood xildhibanadeed qaar kamid ah ayaa  u ololeynaya in Madaxweynaha la rido si ayaka ay u helaanka kursiga.

beelaha daarood ayaa ah  kuwa sida qaaska u taabaneeysa arinka qalbi dhagax xildhibnadooda waxaa ay ku maqnayhiin murugo iyo calool xumo iyo dareeyn ay lawadagayaan qoosyak qalbi Dhagax.  waxaana arinka dhankooda ka qaboojiye madaxda maamul goboledyada Juboland iyo Puntland oo xiriir dhow laleh dowlada Itobiya.

fargalinta ganacsatada mudadayar kadib ganacsatada somaliyed ayaa oo waxaa ay kasoo horjeesteyn xukumada  sababtaas oo ah in ay awoodi waayeen gacanku hanaynta Xukmada si la mid xukumadahii hore oo ay ganacstada ku lahayeen door xoogan. dowladan ayaa waxaa sameyse qorshe ay ku sameyneyso siyaasada iyo sharciyo heer qaran  canshuuradka, isgaarsiinta, saxaafada,  federaalka, xuduudaha iyo siyaasada gancasiga.

ganacasatada ayaa  la soo baxay arati ka soo horjeeda dowalda federaalka iyaga oo doonaya inee dalka kasii joro musuq maasuq iyo sharci la’aan oo ay waxakasto sida ay doonaan ka yeeshaan.  ganacsatada qaar badan ka mid canshuurta dekeda iyo eraborka ma dhiibi jirin.  nasiib wanaag xukumada farmaajo ayaa sameeyse nidaam canshur qaad xoogan oo cadalaada ku dhisan.

faragalinta caalamiga waa tan ugu xoogan oo  ka mideeysan in la rido Xukumada Federalka Madaxweynaha iyo reeysul Wasraha labadaba.  waxaana is kashanaya dalal danahooda ka waaye dowladan midnimaa  qaran uu Hogamiye Maxweyne Farmajo. xildhibaanada  qaranka inbadan oo ka mid ayaa  ku jahawarersan xiisaha socod.

Sabti 09-09-2017 golaha shacbka ayaa waxaa uu dalbaday kulan deg deg ah oo ay xukumada kula hadlaan si wax loga weeydiyo arinka qalbi Dhagax . waxaana soo xaadiray xildhiban  kuwaa oo buuxin kari waaye koorumka fadhigsa saxda. xildhibano badan ayaa joogay xarunta Baarlamanka lakiin intooda badan ma aysan xaadir fadhiga.

xildhibaanda qaar kood oo canabayaa ayaa saxaafada ka sheegeeyn in wadooyinka laga xirtay oo ay ku adkaatay in so ogaraan xurnta baarlamaanka. waxaa ay ku doodeeyn in ay ku imankareeyn mudo 5 daqiiqo ah aqablka barlamanka balse shayalay ay ku dakatay xitaa ineey ku garaan saacado taa ahayd qiyano lala damacsan ineysan xaadirin.

xildhibaanda qaranka soamliyee waxaa ay qax u leeyhiin in ay la xisaabtamaan xukumada federalka Reysul wasraha iyo Madaxweyanha. lakiin su’aasha meesha taala ayaa ah in wax larido oo l burburiya miyaa ah isla xisaabtam misa in wax la saxo ayaa ah isla xisaabtam.   waxaa haboon in qaranimda la dhoowro. sababta ka dambeeyse shirqoolka Qalbi Dhagax waa in rajda shacbiga wax layeelo.

ma ahan markii hugu horeeyse oo leysku dayo in xukumada Federalka ay horkacayan Farmajo iyo Kheeyre la rido.  waxaana  markasta loo isticmali jiray caruur iyo dumar aan intooda badan fahansaneeyn waxaa ay ku hadlayaan. dowlada ayaa waxaa ku kala dirtaa markasta nidaam nabadeed oo  ay ku qanci karaan cida tabneeysa shraciga hortiisa.

 

 

 

AKHRISO  It IS healthy to be a workaholic if you love your job, study shows

You might also like More from author

Comments

Wuu socdaa sug...
%d bloggers like this: