var _wau = _wau || []; _wau.push(["tab", "22xuqjzxkfm9", "bg5", "bottom-center"]); (function() {var s=document.createElement("script"); s.async=true; s.src="//widgets.amung.us/tab.js"; document.getElementsByTagName("head")[0].appendChild(s); })();

Qiso jaceyl oo tahriib ku dhisantay oo qaxootiga Somalida Germany heysata.

Dalkan Jermalka Wiil soomaaliya ayaa Xaaskiisoo uur uleh karaacday jacaylkeedii hore kadib markii ay ku aragty Kaamkii lageeyay. 

Gabardhan uur leh iyo saygeeda ayaa soogalay dalkan germalka horaantii isbuucan waxana losoo gudbiyay kaam wayn oo kuyaala Magaalada Schweinfurt oo ah halka ugubadan sanadkan lageeyo soomaalida qaxootiga isusoo dhiibta dalka germalka ,

Gabadhan urka leh iyo odaygeeda ayaa isasoodhiibay iyagoo wada socda waxayna kasoo galeen dalka Talyaaniga Waqtiyo kala duwanna kasoo lataabay badda udhaxaysa Talyaaniga iyo liibiya .  

Saacado kadib soogalitaankoodii kaamka waxay ku aragty will ay hore uwada socanjiren oo isagana horay ujoogay kaamkan , waxayna bilaabeen is xaalwareeysi iyo muqaal u eg haasawaheedii hore.  

Ninkeedii oo kacarooday arinkaas ayaa waydiiyay muxuu yahay ninkan, waxayna ugu jawaabtay waa jacaylkeygii hore. Wuuxuu yiri Ninkeedu soo hada aniga xaaskayga oo uur leh maahid? Gabadhii xaaskiisa ahayd ayaa kujawaabtay waanjeclahay ninkan,

Buuq badan kadib waxaa isusoo baxay qaarkamida dadkii daganaa kaamka arintan dhacday silooxaliyo , 
Qaar kamida Dhalinyarada kaamka dagan ayaa wada olole lagu heshiinaayo lamaanahan qilaafka soodhexgalay,  

Cilada ugubdan waxaa lasheegayaa in ay katimid Dhanka safarka oo ay gabadhu labada wiil sigooni gooniya ulasoo safartay, saxaharaha liibiya oo ay mid kusoo jeclaatay kadibna kasoo tagtay Talyaaniga ayee kuguursatay lamaahaneeda cusub oo ay uurka uleedahay , Waa sida ay sheegeen goobjoogeyaal kusugan kaamka.

Qilaafkan ayaa kudhowaaday in uu Sababo Furitaan balsa waanwaan dhexdhooda ah oo ay wadaan dadka dagan kaamka ayaa lafilayaa in uu lamaanahan dago iyadoo jacaylkeedii hore iska sabar laleeyahay. 

gabadhu waxay sheegaysaa in ay jeceshahy ninkii hore ay ulasoconjirtay . Saygeeda ay uurka uleedahay Wuuxuu leeyahay waan kufurayaa, balsa uu ubaqayo caruurta Caloosha lagu wado oo uu rajaynayo mustaqbalka dhow in loo dhalo.

Gartaan sideey ku dhamaandoonto lama oga balsa Qar iyo Qar sadexgeesood weeye arintu. 

Arimaha noocan ee qilaafka guurka Cusub ayaa kusobadanaya Somalida joogta dalka germalka. Dhinaca kale eedaynta waxay ragga usoojedinayaan dumarka soomaalida jooga dalkan oo ah kuwa tiradoodu yartahay marka loo eego ragga. Taas ayaa sababaysa in dumarka laysku qabsado,  

Guurka ayaa isagana dhangaara noqday madaama dadku ay isugujiraan kuwa sharci sugayaal ah kuwa qaatay kuwa loodiiday sababa la xariira dacwadooda oo liidata waraysi kadib ama shaqsiyaad lagudiiday faraha Dublin III oo ah qof fara kuleh dalka kamida wadanada Midowga Yurub,  

Dhalinyarada ragga iyo dumarba waxay faa’iido u arkaan guursashada shaqsi sharciga dalkan qaatay ama soogalay germalka isaga oo an fara dalkale Yurub wadan.  

Guurkan ayaa ubaahneen kaansi dheer iyo shuruudo adag toona , waxayna sababaysa guurshada qof sharciga leh adigoo sharci laheen in mudo kadib dalkan xaq kuyeelato waxana aad uga sii fiican guurka kadib marka caruur iskudhashaan.  

Iskudanaysi haba ahaado guurkuye hadana waa ay isfuraan badanaa lamaanayaasha marka ay sharciyadooda qaatan oo ay dagaan guri uqaasa , iyagoo sheegaya isfahandaro sookala dhexgashay labadooda, balsa guurka ayaa iska ah mid an jacayl ku kudhismin dangaara Mooyee. 

70% inkabadan dhalinyarada soomaalida soogasha germalka waa ay isguursadaan iyagoo raja kaqaba helida sharciga aqoonsiga qaxootiga jermalka.

You might also like More from author

Comments

Wuu socdaa sug...
%d bloggers like this: