HALKEE UU KA YIMID FIKIRKA ARGAGAXISADA AYAASE FIKIRAY YAASE LOO ADEYGSADAY???

Curuntii ugu horeysay Argagaxisnimo waxaa lahaa C/hi ibnu saba ,C/hi ibnu saba wuxuu ahaa yahuudda yaman ka soo jeydo, C/hi ibnu saba markii uu watay fikirka argagaxisnimo wuxuu soo aadyay magaalada madiina markuu haayay hogaanka islaamka sayin ismaan isla markaana C/hi ibnu Saba wuxuu muujistay islaannimo xilligaas,isla markiiba wuxuu ku dhaqaaqay ula jeydkii oo uu u yimid madiina.
dhinaca kale C/hi ibnu saba wuxuu rabay in uu si dag-dag ah ugu fidiyo ula jeydkii argagaxisnimada wuxuuna ula tagay asxaabi ka tirsanaa asxaabta oo lagu magacaabi jiray abuu Dartaa oo u dhashay heer madiino, heer madiino waxey ka saayeen hagar daamada yahuudda waayoo waxaa la dago 3 qabiil oo yahuudi ah.
abuu dartaa markii uu ka dhageystay fidnadii uu waday C/hi ibnu saba ayuu ku jawaabay sidaan{C/hi ibnu saba adiga yahuud miyaa tahay,C/hi ibnu saba oo ka argagaxsay eraygii uu ku yiri abuu dartaa isla markiina wuxuu la soo booday maxaa ii leeydahay sidaas .
dhinaca kale abuu dartaa ayaa ku yiri warkaasi waa naqaan waa warka yahuuda,isla markiiba magaalada madiina ayuu isaga baxay wuxuuna tagay masar c/hi ibnu saba.
c/hi ibnu saba wuxuu masar ka biloway fidnadii uu ka dhax wadyay muslimiinta ,waxaa uu ka hirgaliyay qorshihii argagaxisnimo isagoo ku qanciyay koox muslimiin ah in dilka hogaamiyaha islaamka ee sayid ismaan dilkiisa lagu galayo jannada,kaddibna waxey go’doon kadis ah galiyeen madiina oo aheyd madaxtooyadda islaamka waxeyna dileyn hogaamiyaha islaamka ugoo ku dhawaaqayo in ay janno ku galayaan dilkii sayid ismaan ,sayid ismaan wuxuu ka mid ahaa Asxaabti Nolosha loogu balan qaaday jannada.
muslin muslin ku janna tagay dalkeena soomaaliya ma jirtaa ???

iska fiiri fikirka argagaxisnimo masa ogtahay qabkii ay
soomaaliya u timid yaase hogaamiye u ah ???la soco qeyba badan
Xirse Yuusf.
[email protected]





For Android Mobile users Ilwareed Online has an App available on Google Play Store, with this App you can get the latest News and Political Analysis every minute.
Download Ilwareed Now.

Follow us on Twitter #ilwareed and Facebook #ilwareedonline