27.6 C
Mogadishu
Thursday, December 13, 2018

MOST WATCHED

Djibouti: Askar ku Geeriyootay Diyaarad ku Burburtay Djibouti

Saddex sarkaal oo ka tirsan ciidamada milatariga Djibouti ayaa ku geeriyooday kadib markii ay saakay burburtay dayuurad yar oo ay saaraayeen.Dayuuradan ayaa ku burburtay garoonka dayuuradaha ee magaalada Djibouti. Faahfaahinta dhacdadan waxaa magaalada Djibouti nooga soo diray wariyeheenna Ramadan Muuse.

WARAR DALKA OO MUUQAAL AH

FUNNY CLIPS

POPULAR VIDEOS

video

Djibouti: Askar ku Geeriyootay...

Saddex sarkaal oo ka tirsan ciidamada milatariga Djibouti ayaa ku geeriyooday kadib markii ay saakay burburtay dayuurad yar oo ay saaraayeen.Dayuuradan ayaa ku burburtay garoonka dayuuradaha ee magaalada Djibouti. Faahfaahinta dhacdadan waxaa magaalada Djibouti nooga soo diray wariyeheenna Ramadan Muuse.
video

Madaxweynaha JFS Maxamed Cabdullaahi...

 Madaxweynaha ayaa sheegay in Seddexda maalin ee lagu gudajiro Calanka Soomaaliya Hoos loo dhigi doono, kadib xasuuqii ka dhashay weerarkii ismiidaaminta ahaa ee shalay ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan Isgooyska Soobe.