27.2 C
Mogadishu
Sunday, February 23, 2020

Dhaqaale badan Nabad waa lagu sameyn karaa!

Dhaxal Sugaha Imaaraadka Carabta Maxamed Bin Zayed ayaa abaal marinta ugu sareysa ee dhinaca Nabada iyo Horumarka dalkiisa Imaaraadka bixiyo wuxuu guddoonsiiyey Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya...

Dadka degaanka Mandheera oo doonaya in dib loo furo xuduudaha Kenya iyo Soomaaliya.

Dadka deggan Mandaqadda Bariga Afrika ayaa codsaday baarlamaanka si ay u ansixiyaan ka bixitaanka Ciidamada Difaaca Kenya ee Soomaaliya. Dadka degaanka ayaa doonaya in...

UK oo ka digtay ka bixitaanka AMISOM ee Soomaaliya

Xoghayaha difaaca dowladda Ingiriiska Gavin Williamson ayaa ka digay saameyn amni xumo oo ka dhalan karta qorshaha ka bixitaanka Ciidamada AMISOM ee Soomaaliya. Mr Williamson...

Deg Deg:RW Khayre oo Isku shaandhayn ku sameeyay G/Wasiirada iyo wasiiru cusub oo la...

Wareegto ka soo baxday xafiiska Ra’iisul wasaaraha jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Kheyre ayaa lagu magacaabay wasiiru cusub iyadoo sidoo kale xilka laga...

RW Khayre Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Madaxa Haweenka Qaramada Midoobay Ee Soomaaliya.

Somalia-Ra’iisul wasaaraha xukuummadda federaalka Soomaaliya (XFS) mudane Xasan Cali Khayre ayaa kulan la qaatay Madaxa Haweenka Qaramada Midoobay u qaabishan Soomaaliya, Faadumo Dayib oo...

RW Khayre oo Muqdisho Kula Kulmay Wafdi Uu Hogaaminayo Wasiirka A. Dibadda Eritrea.

Muqdisho- Ra’iisul Wasaaraha xukuummadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali khayre ayaa la kulmay wasiirka arrimaha dibadda Eritrea Osman Saleh iyo la taliyaha madaxweynaha Yemane...

Maamulka G/Banadir oo Olole Nadaafadeed ka sameeyey degmooyinka Caasimadda.

Muqdisho:Maamulka Gobolka Banaadir iyo qaar kamid ah Shacabka Caasimadda ayaa olole Nadaafadeed ka sameeyey degmooyinka Caasimadda, iyadoo ololahan uu qeyb ka yahay Barnaamijka Is-xilqaan...

Gabdho Soomaaliyeed oo ku geeriyooday Minnesota

Laba gabdhood oo Soomaaliyeed oo la la’aa ilaa habeenkii Jimcaha ee Sabtida ay soo galeysay ayaa xalay meydadkooda waxaa laga helay Haro ku taalla...

Maxkamadda C.Q.S oo xukun dil ah ku fulisay Ninkii ka dambeeyey qaraxii Soobe

Maxkamadda darajada 1-aad ee Ciidanka Qalabka Sida ayaa saaka Xukun dil ah ku fulisay Xasan Aadan Isxaaq oo ka tirsanaa Maleeshiyada Alshabaab,kaasi oo ka...

Ra’iisul wasaare Kheyre oo Dalka dib ugu soo laabtay

Ra”iisul wasaaraha Dalka Soomaaliya Mudane, Xasan Cali Kheyr, ayaa Maanta Dalka dib ugu soo laabtay, markii booqasho rasmi ah uu Laba Cisho ka hor...

TOP VIDEO

Djibouti: Askar ku Geeriyootay Diyaarad ku Burburtay Djibouti

Saddex sarkaal oo ka tirsan ciidamada milatariga Djibouti ayaa ku geeriyooday kadib markii ay saakay burburtay dayuurad yar oo ay saaraayeen. Dayuuradan ayaa ku burburtay garoonka dayuuradaha ee magaalada Djibouti. Faahfaahinta dhacdadan waxaa magaalada Djibouti nooga soo diray wariyeheenna Ramadan Muuse.