24.9 C
Mogadishu
Tuesday, July 23, 2019

Maamulka Magalada Marka oo ku dhawaaqay isbedel cusub

Magalada Marka ee Xarunta Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa waxaa shalay la wareegeen Ciidamo ka tirsan kuwa Millateriga Soomaaliya halkaas oo inta badan ay gacanta...

FAAHFAAHIN: Qarax qasaare geystay oo ka dhacay gobolka Bari

Ilwareed Online - Wararka laga helayo Gobolka Bari ayaa sheegaya in Ciidamo ka tirsan kuwa maamulka Puntland qarax lagula eegtay Duleedka Magaalada Boosaaso ee...

Aadan Barre Ducaale oo Sheegtay Inuu Ka Adkaaday Faarax Mayalin *Daawo*

Ilwareed OnlineAadan Barre Ducaale ayaa markii sedexaad noqday xildhibaanka laga soo doorto bartamaha magaaladda Gaarisa kadib markii uu tartan adag uga adkaaday Faarax Macalin...

Nawaz Sharif oo la xiray iyo boqolaal taageerayaashiisa ahi oo loo diiday..

Ra’iisal wasaarihii hore ee Pakistan, Nawaz Sharif, ayaa la xidhay markii uu dalka ku noqday halkaas oo lagaga xukumay toban sannadood oo xarig ah...

Xasan Sheekh, Xildh.C/qaadir Cosoble iyo C/raxmaan Cabdishakuur oo kulan xasaasi ah yeeshay

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa galabta qorax dhicii hoygiisa magaalada Muqdisho kula kulmay Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, waxa ayna ka wada hadleyn...

Wasaaradda Warfaafinta XFS oo daahfurtay Istraatijiyadda Wacyigelinta Qaranka

Guddoomiyaha Aqalka sare ee dalka Wasiiro, Xildhibaanno iyo marti sharaf kale ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu daah furayay Istaraatijiyadda Wacyigelinta Qaranka, kaasi o...

Madaxweynaha cusub ee Somaliland oo la dhaariyay

Ilwareed Online - Xarunta madaxtooyada Somaliland ee magaalada Hargeysa, ayaa lagu dhaariyay Madaxweynaha cusub ee Somaliland Muuse Biixi Cabdi, waxaana sidoo kale xilka ku...

Wasiirka Gaadiidka Oo Daahfuray Balaadhinta Kaadhka Dhaqdhaqaaqa Gaadiidka Ee Gobolada Somaliland.

Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Horumarinta Jidadka JSL,  Mudane: C/laahi Abokor Cismaan ayaa maanta magaalada Hargeisa si rasmi ah ugu daah-furay wajiga labaad ee Kaadhka...

Warsaxaafadeed uu soo saaray Xisbiga Wadani oo dhaliilay siyaasada arimaha dibadda Somaliland

Xisbiga Wadani Oo maanta soo saaray warsaxaafadeed ayaa Dhaliilay Siyaasada Arimaha Dibada + Natiijadii Safarka Madaxweyne Biixi Ku Tagay dalka Gini + Iyo Xaalada...

Goodax: Mooshinka waxaa laga leeyahay sadex hadaf

Wasiirka waxbarashada Doowlada Federaalka Soomaaliya, Cabdulaahi Goodax Barre, oo markii ugu horeeysay ka hadlay Mooshinka laga keenay Madaxweynaha, ayaa sheegay in Mooshinka uu yahay...

Here’s all the evidence of obstruction of justice in the Mueller...

When former special counsel Robert Mueller testifies on July 24 before the House Judiciary Committee, he will be answering questions about whether the US...

TOP VIDEO

Djibouti: Askar ku Geeriyootay Diyaarad ku Burburtay Djibouti

Saddex sarkaal oo ka tirsan ciidamada milatariga Djibouti ayaa ku geeriyooday kadib markii ay saakay burburtay dayuurad yar oo ay saaraayeen. Dayuuradan ayaa ku burburtay garoonka dayuuradaha ee magaalada Djibouti. Faahfaahinta dhacdadan waxaa magaalada Djibouti nooga soo diray wariyeheenna Ramadan Muuse.