29.4 C
Mogadishu
Tuesday, May 21, 2019

Gabar Soomaaliyeed oo Qaxooti Ku ahayd Jesiiradda Malta oo la waysan yahay.

Sida ay daabacday Shabakadda Wararka Online-ka ee Cyprus Mail waxaa la la’ yahay Gabar Soomaali ah, taasi oo gurideeda ka maqan tan iyo bishan...

Guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha Hoose oo kulan la qaatay Ambassador Francisco Madeira

Ambassador Francisco Madeira, the Special Representative of the Chairperson of the African Union Commission (SRCC) for Somalia, poses a photo with Ibrahim Aden Ali,...

Wafdi ka socda Laanta taageerada howlagalladda nabadda ee Midowga Africa oo kulan la qaatay...

Ambassador Francisco Madeira, the special Representative of the Chairperson of the African Union Commission (SRCC) for Somalia and Head of AMISOM (left), Mr. Sivuyile...

Madaxweynaha Koonfur-galbeed oo sheegay in ay u diyaar garoobeen xureynta deegaannada ay ku harsan...

Beydhabo- Maamulka Koonfur galbeed ayaa sheegay in ay socdaan howlgalladii maleeshiyaadka Al-shabaab looga xureyn lahaa deegaannada ay kaga dhuumaaleysanayaan K/Galbeed. Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed  Mudane,...

Wafdi ka socda Laanta taageerada howlagaladda nabadda ee midowga Africa oo kulan la qaatay...

Laanta taageerada howlagaladda nabadda ee midowga Africa ee (AU PSOD) ayaa uga mahadcelisay ciidmadda midowga Africa ee ku sugan Somalia geesinimada ay ku muujiyeen...

Kala wareega Badda Somalida.( Ha ooyin)

Qoraalka intaan kama yareeyn karo, si aan u kala faa’iido darteed,Qaarna waan ka reebay!!!!!. Maad iska fiirisiin indhaha miyaad la’dihiin, wixii hore ugu dhacay waddamada...

Soomaaliland oo sii daysay Maxaabiis ay ku qabatay dagaalkii Tukaraq.

Mdaxweynaha Soomaaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa ku dhawaaqay qorsho uu maamkulkiisa ku siideynayo qaar ka mid ah Maxaabiistii lagu qabtay dagaalkii deegaanka tukaraq ku...

Askari ka tirsan Ciidamada Dowladda oo rasaas ku furay Gaari ay saarnaayeen ardayda Dugsiga...

Gaariga ayaa la rasaaseeyay xilli uu marayay Bar Koontorool oo lagu hubiya Gaadiidka oo ku taalla degmada Dharkeenleey ee Gobolkan Banaadir,waxaa la sheegay in...

Madaxda AMISOM iyo Maamulka G/Sh/Hoose oo ka wada hadlay Howlgalada ka socda Gobolkaasi.

Guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha Hoose Ibraahim Cali Aadan (Najax)  ayaa wuxuu kulan la qaatay Saraakii ka tirsan Ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM. Kulankan u dhexeeyay Maamulka...

Wasiirka Maareeye oo markii ugu horaysay maanta la shiray Shaqalahaa Wasaaradda Warfaafinta

Muqdisho:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya ayaa maanta kulan la qaatay Shaqaalaha Wasaaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska. Ujeedada kulanka ayaa ahayd in Wasiirku Shaqaalaha Wasaaradda u faahfaahiyo...

TOP VIDEO

Djibouti: Askar ku Geeriyootay Diyaarad ku Burburtay Djibouti

Saddex sarkaal oo ka tirsan ciidamada milatariga Djibouti ayaa ku geeriyooday kadib markii ay saakay burburtay dayuurad yar oo ay saaraayeen. Dayuuradan ayaa ku burburtay garoonka dayuuradaha ee magaalada Djibouti. Faahfaahinta dhacdadan waxaa magaalada Djibouti nooga soo diray wariyeheenna Ramadan Muuse.