27.9 C
Mogadishu
Sunday, April 11, 2021

Madaxweyne Geelle oo lafilayo inuu ku guuleysto markii 5-aad madaxtinimada Jabuuti.

Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa la filayaa inuu kordhiyo xukunkiisa in ka badan 20-ka sano markii uu dalkaasi u dareeray doorashada guud. Madxweyne Geelle...

Beesha Caalamka oo ka shaqeynaysa in shirka Afisyooni loogu soo celinayo Madaxda Dowladda Federaalka.

Wakiilada beesha Caalamka ayaa sheegay in ay waddaan dadaallo ay ku doonayaan in ay shirka xerada Afisyooni dib ugu soo celiyaan Madaxda muddo xileedkoodii...

Haddii Saabuunta iyo Biyuhu ey Jirkaaga Nadiif ka dhigeen, Maxaa Shukumaanka wasakh ka dhigay.=Nasashada...

1. Galabta waxaan tagay Guriga Nin Masuul ah, oo ka soo noqday Shirkii Teendhada Afisyoni, si aan u weydiiyo Sababta loo yiri: Shirkii waa...

Shirka Golaha Wasiirrada oo looga hadlay Amniga, Abaaraha iyo saameynta Safmarka Covid-19.

Muqdisho:-Shirka Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa looga hadlay amniga, abaaraha iyo saameynta Caafimaad ee...

Tababar loo soo gagabeeyay ciidamada kuwa xoogga dalka iyo ciidanka Booliiska.

Taliye Xigeenka Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, ahna ku simaha Taliyaha Sareeye Guuto Cusmaan Cabdulaahi Maxamed( Kaniif) ayaa maanta tababar u soo xiray Ciidan ka wada...

Maareynta Maaliyadda & Miisaaniyadda Somaliya.

Heyad Caalamiya ayaa iga codsatay in aan 6 Cisho siiyo Casharo la xiriiro Maareynta & Miisaaniyadda xubno ka kala socdo Gudiyada Maaliyadda ee Baarlamaanadda...

Maxaa ka soo baxay Saciid Deni & Axmed Madoobe kulankii ay maanta la yeesheen...

Madaxweynayaasha Puntland iyo Jubbaland ayaa maanta magaalada Muqdisho kulan kula qaatay wakiilada Beesha Caalamka ee loo yaqaan C6+. Kulanka oo saacado qaatay ayaa waxaa looga...

TOP VIDEO

Djibouti: Askar ku Geeriyootay Diyaarad ku Burburtay Djibouti

Saddex sarkaal oo ka tirsan ciidamada milatariga Djibouti ayaa ku geeriyooday kadib markii ay saakay burburtay dayuurad yar oo ay saaraayeen. Dayuuradan ayaa ku burburtay garoonka dayuuradaha ee magaalada Djibouti. Faahfaahinta dhacdadan waxaa magaalada Djibouti nooga soo diray wariyeheenna Ramadan Muuse.