27.9 C
Mogadishu
Sunday, April 11, 2021

FAALLO: Geeri ka la GOBSAN!

Falka uu ku dhintay wasiir Siraaj, Eebbe ha u raxmado, ugub ma ahan, marka waxba yaan baroorta lagu boodin. Qofka Xamar ku nool ama dhawaanahan...

Madaxweyne Farmaajo oo sheegay inuu soo gaabinayo safarka uu ku joogo Itoobiya

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) ayaa war degdeg ah ka soo saaray dilka loo geystay Wasiirka howlaha guud iyo dib u...

Axmed Ducaale Geelle Xaaf oo ku guuleystay doorashada Madaxweynaha Galmudug

Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa ku guuleystay doorashada Madaxweynaha Maamulka Galmudug, kadib markii uu helay codod ka badan 55 cod. Mr xaaf ayaa ka guuleystay...

Magaceena Yaa loo badalin Benaadir, Seemaali, Yexeye !!!.

Sir: Charles Belgrave, oo ahaa Ingiriis la talin jiray hogaamiyayaashii Baxreeyn ayaa 1930 soo jeediyay in magaca Persian Gulf ama (Gacan Baddeedka Iran Gulf)...

Kooxda Real Madrid oo Garoonka Santiago Bernabu Ku Dubatay Atletico Madrid+Sawiro

Real Madrid ayaa Santiago Bernabeu ku dubatay kooxda ay dariska yihiin ee Atletico Madrid kadib markii ay 3:0 bilaa jawaab ah ku dardareen kooxda...

DEGDEG: Doorashada Madaxweynaha Galmudug Oo Ka Bilaabatay Cadaado

Goor dhow waxaa magaalada Cadaado si toos ah uga bilaabatay doorashada madaxweynaha maamulka Galmudug, iyadoo ay tartamayaan Saddex musharrax. Xildhibaannada baarlamaanka Galmudug ayaa codeynaya, waxaana...

Ururka Samafalka & Gargaarka ee Ubax foundation oo gargaar kala duwan Gaarsiiyay Dadka ay...

Ururka Samafalka iyo Gargaarka ee Ubax foundation ayaa maalmihii ugu dambeeyay waxaa uu ku jiray hawlo kala duwan oo la xiriira sidii Gargaar samafal...

Deg Deg: Doorashada Madaxweynaha Galmudug oo goordhow Bilaabatay

Waxaa goordhow Madaxtooyada Magaalada Cadaado ee Galmudug ka Bilaabatay Doorashada Madaxweynaha Galmudug oo ay Maanta ku Tartami doonaan illaa Saddex Musharax. Xildhibaanada Galmudug ayaa bilaabay...

CANUG CIDIISA AY KA SAMREEN OO IYAGOO AAN FILEYN LA KORGEEYAY.

Waa Qisadii noogu cajiibka badneeyd sagaalkii sano ee aan ku jirnay howlahaan ah isku geeynta qoysaska kala lumay. Qisadan waxay noo noqon doontaa mid baaqi...

Kulan labo cisho oo wadatashi ah oo maanta u furmay Golaha Wasiirada Somalia

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa maanta daah-furay kulan wadatashi (Retreat) labo cisho ah oo ay xubnaha Golaha Wasiirada ku...

TOP VIDEO

Djibouti: Askar ku Geeriyootay Diyaarad ku Burburtay Djibouti

Saddex sarkaal oo ka tirsan ciidamada milatariga Djibouti ayaa ku geeriyooday kadib markii ay saakay burburtay dayuurad yar oo ay saaraayeen. Dayuuradan ayaa ku burburtay garoonka dayuuradaha ee magaalada Djibouti. Faahfaahinta dhacdadan waxaa magaalada Djibouti nooga soo diray wariyeheenna Ramadan Muuse.